SOO DHAWEYTII GUDOOMYAHA XISBIGA SSUP

SOO DHAWEYNTII MADAXDA XISBIGA SSUP
Madaxa hogaamiya Xisbiga SSUP (Xisbiga Midnimada Bulshada Soomaaliyeed) oo booqasho ku yimid UK qaasatan magaalada Birmingham.Waxaa sharaf u ah dhamaan jaaliyada soomaaliyeed ee birmingham iney soo dhaweeyaan mudane yaasiin maaxi oo ah.

Xafaladaan soo dhaweeynta ssup madaxa ugu sareeya waxaa kaqeeb qaatay dhamaan dadweynaha soomaaliyeed ee ku nool caasimada labaad ee UK ee Birmingham oo isugu jira rag iyo haween.

Waxaa sidoo kale kasoo qeybqaatay tv caalimiga ah ee Universal iyo madaxa Soomaliweyn Media Center