TOS

Waxaa xubin ka noqon kara xisbiga Midnimada Bulshada Soomaaliyeed qofkastaa

Oo soomaali ah ama u dhashay, oo dalka gudihiisa iyo dibidiisa ku nool

Oo aay da`diisu tahay 18 sano ama ka badan

Oo aaminsan kuna shaqeeya mabaa`diida, xeerka iyo Barnaamijka Xisbiga

Oo bixiya saami sanadeedka u qoondeesan xisbiga

Get involved/ku soo biir oo ka qayb qaado

dhaq-dhaqaaqa ummada lagu bad-baadinaayo

Xisbiga Midnimada Bulshada Soomaaliyeed wuxuu soo dhaweeynayaa Mushtamaca Soomaaliyeed afkaartooda wanaagsan meel walbo aay joogaan, gudaha Soomaaliya ama Dibadiisaba oo jecel inaay ku taageeraan wixii awoodiisa aay tahay HIIL IYO HOOBA xoog iyo maskaxba hadaba hadaad nala wadaagto barnaamijka xisbiga iyo maba`didiisa oo aad rabto inaad nagala shaqayso islamarkaana rabo inuu ka mid noqodo xisbiga.is-diiwaan geli Adigoo mahadsan.