Subscription Plan

Xisbiga Midnimada Bulshada Soomaaliyeed wuxuu soo dhaweeynayaa Mushtamaca Soomaaliyeed afkaartooda wanaagsan meel walbo aay joogaan, gudaha Soomaaliya ama Dibadiisaba oo jecel inaay ku taageeraan wixii awoodiisa aay tahay HIIL IYO HOOBA xoog iyo maskaxba hadaba hadaad nala wadaagto barnaamijka xisbiga iyo maba`didiisa oo aad rabto inaad nagala shaqayso islamarkaana rabo inuu ka mid noqodo xisbiga.is-diiwaan geli Adigoo mahadsan. Kala dooro nooca xubinimada ah: xubinnimo joogta ah ama Taageere.

$7
XUBIN JOOGTA AH
Noqo Xubin Joogto ah. $5 ID Card $2 Monthly Subscription
$10
Active member Qurbo Joog
Qurbo joog Active member $10 ID Card included