GUDOOMIYAHA XISBIGA YASSIN MAHI MALLIN

KUSOO DHAWOW XISBIGA SSUP

SOMALI SOCIAL UNITY PARTY

XISBI UTAAGAN SINAANTA IYO CADAALADA

GUDOOMIYAHA IYO DHAMAANBA MAAMULKA XISBIGU

WAXAY KUGU SOO DHAWEYNAYAAN GACMO FURAN

ADIGOO AH MUWAADIN SOOMAALIYEED, ISLA MARKAANA XAQ ULEH INAAN WAXBADAN KA OGAATO

WAXYAABAHA XISBUGU UQABAN KARO DALKA IYO DADKA SOOMAALIYEED EE AAD ADIGU UGU HOREYSO.

WAX ALLA WIXII TALO AH EE XISBIGA KU BIIRINEYSO

SI AAD AH AYUU XISBIGU KAAGA KUDOOMI DOONAA

INSHA ALLAH

MAHADSANID MUWAADIN.

GUDOOMIYE YASSIN MAHI MALLIN

WARARKA XISBIGA

LIVE UPDATES